Itoobiya oo sheegtay iney duqeyn cirka ah ku leysay 70 ka tirsan Al-shabaab

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in duqeyn cirka oo ay ciidamadeeda ka fuliyeen meel ka mid ah Soomaaliya ay ku dileen ugu yaraan 70 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaab. Warkan oo ay baahisay warbaahinta dowladda Itoobiya taageerta ee Fana ee fadhigeeduyahay Addis Ababa ayaa lagu sheegay in duqeyntan ay ciidamada Itoobiya u fuliyeen si ay u … Continue reading Itoobiya oo sheegtay iney duqeyn cirka ah ku leysay 70 ka tirsan Al-shabaab